Soomaaliya oo Heshay Agabka Lagu Baaro Caabuqa halista badan ee COVID-19

Agab caafimaad oo lagula dagaalayo CoronaVirus oo uu la milkiilaha Alibaba Jack Ma ugu deeqay dowladdaha Afrika, qaybtii kusoo aadday Soomaaliya ayaa Talaadadii March 24, 2020 soo gaartay Muqdisho. Caabuqa CoronaVirus ayaa si tartiib ah ugu fidaaya qaaradda Afrika. Sida muuqata dowladda Soomaaliya, waxay hirgelisay tillaabooyin looga hortagayo faafitaanka Covid-19, iyadoo furtay xarumo lagu karaantiilo dadka looga … Continue reading Soomaaliya oo Heshay Agabka Lagu Baaro Caabuqa halista badan ee COVID-19